Home
Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ah ee Soomaaliyeed (SNM)

Waa Go’aammadii oo aan idiin ku soo gudbinayo sidii ay u qornaayeen. Waxa keliya ee aan raaciyay waa sawirrada qaarkood si’ aad uga buuxsataan indhaha oo warkii iyo sawirkii isula heshaan:
Xuska 20-Guurada Meey
Waa hees Dhaanto ah oo ka warramaysa sidii loogu dabbaal-degay 20-Guuradii 18kii Meey ee 2011ka.
Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh
11 sannadood ayaa ka soo wareegtay markii la soo gebagebeeyay aaskii, baroor-diiqdii iyo tacsidii Hoggaamiyihii, Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal
Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii
Barinaye ma barideen. Maqaalkan gaaban waxaan u holladay in aan qoro maanta oo ay bisha Abriil tahay 26, 2013ka. Waa maalin Jimce ah.
Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin
Waa habeennimo Isniin ah oo ay maalin Salaasaad soo gelayso. Bisha Abriil waa kow, 2013ka. Waxaan daawnayay TV-ga Universal iyo warkii habeennimo ee 8.00da. 
Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa?

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…
Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin
Sas iyo sakati……..Dad iyo dawladba saaq…….Waa sir…….Waa sakalo xidhan iyo boholo saynsaaban……Waa suuryo oodan iyo surimmo cidhiidhyoon…
Qiimee qofkaaga qalloocan, si’ aad u qiimo-tirto qofkaaga qumman
Waa Qormooyin Qormadood. Waa qudh qudha…Waa suke….Waanay qalliban tahay, mar labaadna qalinka loo qaadi maayo oo umaba qalanto. Qadhiidh, qadhaab, qardhac, qabax iyo quud aan qoryo loo guran.
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle)
Ibraahim Sheekh Saleebaan oo loo yaqaannay Ibraahin-gadhle, wuxu ku dhashay Tuulada Cadaadda oo ka tirsan Killilka 5aad ee dalka Itoobiya 1940kii, hase yeeshee xilligaa ka tirsanayd Maxmiyaddii Ingiriisku xukumi jiray ee Somaliland.
Maxaa maanta I nala gudboon?
Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay,
Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan

Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray,
Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah
‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin……
Hadii Hadi dhaco oo Hareerigu hoosta ka engago...
Waxaan ayaamahan danbe hadal haynteedu ku badatay Jaraa’idka ayna ka doodeen asxaabta mucaaridku Guddi dawladeed oo loo xil saaray goballadda bari gaar ahaan Sanaag iyo Sool.
Tide Cawska dibadda ah Ee carruuruhu kaa celceliyaan Ciil ma ku qabtaa...
Aaskii Cigaal ee bishii May, 2002 waxa booqasho ku yimi dalka wufuud badan oo ka kala socota wadamo iyo hay’ado danaynaya dalkan Somaliland oo u yimi inay bartaan Madaxweynaha cusub ee beddelay Marxuum Cigaal,
Lafo-Gurka Sharci ee Xeerka Sirdoonka Qaranka:
Dawladaha adduunka intooda badani waxay leeyihiin sirdoon, haseyeeshee habka iyo hawsha uu qabanayaa, waxa ay ku xidhan tahay hadba nidaamka wadankaas,
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa
Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay,
Guubaabadii, Gulufkii iyo Googgooskii Gaarriye
‘Damaq iyo xusuus’......Waa dabuubtiisii.......Waa maalmihii uu xijaabtay ninkii doobta weynaa....Waa Timacadde e’ garo’......Maantana Macallin Gaarriye tiisii baa timid...Tuska ooyay waysaga
Ma-huraan: Maanso baroor-diiq ah
Waa maanso baroor-diiq ah oo aan ku sii gelbinayo Maxamed Xaashi Dhamac oo loo yaqaannay Gaarriye oo 1dii Bishan Oktoobar ku geeriyooday dalkaa Norway oo uu muddo sannad ah jiifay.
OGEYSIIS iyo CODSI: Fadlan codsigan ha fududaysannina
Si loo ururiyo loona qabyo-tiray dhaxalka ma-guuraanka ah ee suugaaneed ee ku taxan noloshii iyo curintii Maxamed Xaashi Dhamac oo loo yaqaannay Gaarriye,
Our Dear Friend, Leading Somali Poet, Gaarriye Has Died
Everyone at the PTC is devastated by the tragic news that MaxamedXaashiDhamac 'Gaarriye'has died after a long and painful illness.
BAROOR-DIIQ (MA BAXAY HALYEYGIYO HALGAMAAGII GAARIYE!)
Ilaahay geerida iyo masiibooyinka kaleba haynaga furdaamiyee, sanadkan 2012-ku waa sanadkii murugada xagayga,
Hal-xus: Tix Duco, Xus iyo Baroor-diiq U Ah Abwaan Gaarriye, By Siciid M Gahayr
Maansadan magaceedu yahay Hal-xus waxa ay baroor-diiq iyo duco u tahay Hal-abuurkii, Halgamaagii, Barihii Sare, Mufakarkii iyo Cilmi-baadhihii Weynaa Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)
Xusuustayda iyo Bare Sare Maxamed X. Dh. Gaarriye
Waxa aan qoraalkan kooban ku eegi doonaa doorkii aqoonneed ee aan u lahaa macallin Gaarriye, iyo maalmihii ardeynimo ee aan wadaagney.
Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba ahaa ee Feysal Cumar Mushteeg
Magac kama miskiin ahayn. Waa Feysal Cumar Mushteeg oo ka mid ahaa foolaadka fanka Soomaaliyeed, kuna soo dhex jiray tan iyo lixdannadii qarnigii tegay.








