Strict Standards: Only variables should be assigned by reference in /customers/5/f/7/dharaaro.com/httpd.www/plugins/system/jsocial_comments/jsocial_comments.php on line 147

Home

OGEYSIIS iyo CODSI: Fadlan codsigan ha fududaysannina

Si loo ururiyo loona qabyo-tiray dhaxalka ma-guuraanka ah ee suugaaneed ee ku taxan noloshii iyo curintii Maxamed Xaashi Dhamac oo loo yaqaannay Gaarriye, waxaanu halkan idin ku ogeysiinaynaa isla markaana idin kaga codsanaynaa in aad e-mailkan hoos ku qoran ku soo hagaajisaan:

1. Maanso baroor-diiq ah haddii aad ka tirisay geerida,

2. Maqaal haddii aad ka qortay,

Fadlan waxad noo soo raacisaa taariikh-nololeedkaaga oo kooban iyo sawir.

Fadlan codsiga ha fududaysannina, sidii aanu Gaarriye idiin fududaysan intii uu noolaa.

Sow kii Maansadiisa Hoobal ku lahaa:

“Hilinkaan iftiinshaa,

Anna ku hurushoobaa,”

Cinwaankuna waa:


This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

Additional information