Strict Standards: Only variables should be assigned by reference in /customers/5/f/7/dharaaro.com/httpd.www/plugins/system/jsocial_comments/jsocial_comments.php on line 147

Home

Madasha sawirrada: Toddobaadkan waxa ku jira laba sawir oo kala ah:

Hawl-galkii Badbaado oo ay ka muuqdaan qaar ka mid ah dadkii laga jebiyay xabsigii Mandheera 2/1/1983kii.

 

1. Hawl-galkii Badbaado oo ay ka muuqdaan qaar ka mid ah dadkii laga jebiyay xabsigii Mandheera 3/1/1983kii. Ismaaciil Daa'uud iyo Digtoorku SNM ayay ka mid ahaayeen oo Harar oo sawirkan lagu qaaday ayay ka raaceen.

2. Sawirka labaad waa mid ka mid ah dhacdooyinkii Kal-fadhigii 2aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM oo ku qabsoomay magaalada Burco bishii Meey 1991kii. Waa goobtii lagaga dhawaaqay la-soo-noqoshadii madaxbannaanidii Somaliland.

Click here

Waa inoo toddobaadka danbe iyo sawirro kale oo taariikhiya. Fadla sawirrada iyo fallooyinkaba wax ku soo darso. fadlan la noqo sawirkaaga oo nuqul la faafiyo nooga tag. Mahadsanidin. Dad badan ayaa sidaa yeelay.

 

 

Additional information