Strict Standards: Only variables should be assigned by reference in /customers/5/f/7/dharaaro.com/httpd.www/plugins/system/jsocial_comments/jsocial_comments.php on line 147

Home

Madasha sawirrada: ee toddobaadkan

Toddobaadkan waxa Madasha sawirrada inoogu marti ah sawir taariikhiya oo aan qaaday 18kii 1992kii iyada oo loo dabbaal-degayo sannad-guuradii 2aad ee Meey. Waxa lagu qabtay fagaarahaWwasaaradda Arrimaha Gudaha, waxaana Madaxweynaha ag taagan xubno ka mid ah Golihiisii Wasiirrada. Waxa ay salaan sharaf ka qaateen ciidammo ka tirsanaa colalkii miino-baadhka ee "Rimfire," Beryahaa ma ay samaysnayn ciidammo qaran oo habaysan oo maalmahaa ciidaha qaran maraa.

Click Here

Additional information