Strict Standards: Only variables should be assigned by reference in /customers/5/f/7/dharaaro.com/httpd.www/plugins/system/jsocial_comments/jsocial_comments.php on line 147

Home

Madasha Sawirrada

Waa sawir taariikhiya oo ku taxan halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta qaran ee SNM horseedka ka ahayd. Waxaan u malaynayaa bil ahaan in ay Juun ku beegnayd,

 

sannadku se waxa uu ahaa 1983kii. Waa Hudheelkii Ras ee magaalada Harar ku yaallay. Waa maalmihii loo diyaargaroobayay Shirweynihii 3aad ee SNM oo Harar ku qabsoomay bishii Juulay horraanteedii 1983kii. Waxa sawirka ka muuqda Mujaahidiin ka tirsanayd SNM oo hawlaha Shirweynaha 3aad halkaa u joogtay.

Click Here

 

Additional information