Strict Standards: Only variables should be assigned by reference in /customers/5/f/7/dharaaro.com/httpd.www/plugins/system/jsocial_comments/jsocial_comments.php on line 147

Home

Madasha Sawirrada: Iyo Toddobaadkan.

Toddobaadkan waxa madasha sawirrada inoogu marti ah, sawir taariikhiya oo aanu ka qaadnay qaar ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM.

 

Goobtu waa balli-gubadle oo markaa ahayd xaruntii SNM. Waa makhaayaddii Raxma ee shaaha ee ku dhex taallay magaalada. Waxa goobtaa fadhiyay oo ka shaahaynayay shan Mujaahid oo ay ka mid ahaayeen: Maxamed Kaahin Axmed, Laba Mujaahid oo kolleyba ka soke ee midigta soo xigaa ka mid ahaa saraakiishii ciidammada. Aadan Saleebaan Cabdi iyo Cabdi Giirre. Waa sannadkii 1989kii.

Additional information