Home

Dhagayso+ Akhriso: Waa Hees Cusub, Erayadii Boobe Yuusuf Ducaale

Heestan ayaa loogu wanqalay Haamo-dhowr. Waa ereyadii Boobe Yuusuf Ducaale, Laxankii Mustafe kiiko. waxa ku qaadaya Maxamed Miyir iyo Qadan Cali..

 

 

Read more...

Durba Miyaad Illowdeen

Haa……Miyaan dheelalaysnahay, mise waan dhadhabayaa? Boqol sannadood kama soo wareegin shalay iyo maanta. Intii labada jeerba joogtay in badan oo ka mid ah ayaa nool. Mudane Axmed Maxamuud Maxamuud (Siilaanyo) iyo aniguba ka mid ayaanu nahay.

Read more...

Danjire Qaybe: Ruug-caddaagii Diblomaasiyadda Soomaaliyeed (1930kii – 2013ka)

‘Si aanay taariikhdu u lumin qof kasta oo qalin iyo warqad isu qaata oo damca taariikhdii uu soo maray in uu wax ka qoro, isaga ayaa ka mas’uul ah wixii dhalliilo qoraalkiisa ku soo baxa.

Read more...

Xil-dhibaan’: Xil-ma-dhaad xil-ma-qaad

Xarfaha xarafka ugu ayaanka daran ee Somaliland ugu xanaf iyo xumaanba badan,  waxaan is-idhi waa Xa’da. Marka horeba waa Birqaab, marna waxaad mooddaaba Kelbeddan wax lagu qabsado.

Read more...

Suul-cayn (Xaaladda taagan)

Si qaldan in loo qaato ma aha. Waxaan ka hadlayaa waa ‘Fursad’. Waa la helaa…..Waa la waayaa. Waa wax ku soo mara. Qof baa ka faa’iidaysta…..Qofna si fudud ayay ku dhaaftaa. Waa ay ku soo martaa, lagama yaabo se in ay in badan soo noqnoqoto.

 

Read more...

Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh

Aynu ku bilowno hees uu qaado Maxamed Axmed (Kuluc) oo aan filayo in uu ereyadeeda iska lahaa Naxariisto Janno Ilaahay ha ka waraabiyo e’, hal-abuurkii caan-baxay ee Maxamed Cali Kaariye.

 

Read more...

Xaaladda Kulmiye: Xiiso-tirka Xisbinnimada

La ye Xisbigii Kulmiye ayaa is-abaabulaya. Oo goorma ayaa inoogu dambeysay? Araggiisa waxa inoogu dambeysay 2010kii berigii ay dadweynaha beenta iyo belaayada ka siisteen codadkoodii. Beryihii Barnaamaj-baaskii.

Read more...

Hubaal miyaa la Hilmaamay…..Miyaan Hiil la Hureyn!

 

Marka hore aanu hambalyada iyo bogaadintaba ku darsanno Golaha La-tashiga iyo Toosinta ee lagu dhawaaqay. Suurto-gal ma aha in la iska aammusnaado

Read more...

Hoombaro libaax bay soo waddaa (Istanbuul maxay ii soo waddaa)

Hadal-haynteenna maalmahan ayaa u badan bishan barakaysan iyo waayaha inagu xeeran dal ahaan iyo dad ahaanba. In la wada hadlo ama tiraab wax la isugu sheego wax ka fiicani ma jiro.

 

Read more...

‘Ma hadhin hadal la is-yidhaahdaa’ (Hubaal waa hubaal, hiilna way helaysaa)

Kama qasna. Sida la sheegay qol-qolkana kama fogaadaan. Qedo iyo qaad. Quraac iyo qaxwe. Qol iyo dugsoon iyo qalab aan laga maarmin. Midna kama qatana. 

Read more...

Warqad furan oo ku socota Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo,

Laba ayaan dhex tag nahay ay doorashadoodu igu adag tahay. Mar waxaan doonayaa in aan warqad kooban oo aanad waqti badan ku lumin kuu soo qoro,

Read more...

Garbihii arradnaa in kastoo, badankood asturmeen, haddana? Hargeysa, 13/8/2013ka,

Haa….Immika ayaad mooddaa in la soo miiraabay. Hal-hays ayaynu u leenahay cirkii ayaa soo yeel-yeelanaya. Waa marka ay daruuruhu samaysmayaan ee ay is-raadsanayaan si ay u darrooraan.

Read more...

‘Dhedo roob noqon weyday’

Waa Bishii Ramadaan. Waynu is-toosinaynaa is-na tilmaamaynaa, annaga oo aan cidna waxba kaga doonayn, Ilaahay ajarkiisa mooyaan e’. Cay iyo af-lagaaddo ku hadli meyno,

Read more...

Ma anigaan wax dhaadayn!

Haa………….Waa run. Maalin Isniineed habeennimadeedii ayay ahayd. Bil ammaara bishan idman ee Meey ee aynu ka yeelannay bilihii baas 27dii ayay ahayd. Gurigayga ayaan joogay. Waa caways iyo xilliyadii wararka.

Read more...

Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ah ee Soomaaliyeed (SNM)

SNM Emblem

Waa Go’aammadii oo aan idiin ku soo gudbinayo sidii ay u qornaayeen. Waxa keliya ee aan raaciyay waa sawirrada qaarkood si’ aad uga buuxsataan indhaha oo warkii iyo sawirkii isula heshaan:

Read more...

Xuska 20-Guurada Meey

Waa hees Dhaanto ah oo ka warramaysa sidii loogu dabbaal-degay 20-Guuradii 18kii Meey ee 2011ka.

Read more...

Maantana ma Jiitama iyo jidiin-caddaadkii

 

Barinaye ma barideen. Maqaalkan gaaban waxaan u holladay in aan qoro maanta oo ay bisha Abriil tahay 26, 2013ka. Waa maalin Jimce ah.

Read more...

Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin

Waa habeennimo Isniin ah oo ay maalin Salaasaad soo gelayso. Bisha Abriil waa kow, 2013ka. Waxaan daawnayay TV-ga Universal iyo warkii habeennimo ee 8.00da. 

Read more...

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa?

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…

Read more...

Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin

 

Sas iyo sakati……..Dad iyo dawladba saaq…….Waa sir…….Waa sakalo xidhan iyo boholo saynsaaban……Waa suuryo oodan iyo surimmo cidhiidhyoon…

Read more...

Maxaa maanta I nala gudboon?

Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay,

Read more...

Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan

Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray, 

Read more...

Additional information