Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-bannaan
Waxaa durba Widhwidh ku qabsoomay laba shir oo muujiyey rajada nabad ka hirgasha deegaannada Dhulbahante. 
On the occasion of the 51st Anniversary of the Independence day of 26th June,
The period of 1960-1969 almost carries 45 of Timacadde’s rich and nationalistic poetry.
Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed:
Waa habeen ku beegnaa 51-guuradii 26kii June 1960kii. Waa habeen Axadeed. Bal amarka Ilaahay 26kii Juun 1960kiina maalin Axadeed ayay ahayd.
The Academy Elects A New Governing Board

Hargeisa, Somaliland, 02 January, 2010 In its fourth General Assembly, the Academy for Peace and Development elected a new governing board of directors at Ambassador Hotel on 29, December, 2010.
Daah-furkii Buugga Mabaadiida salaynta iyo kala-dhigga Afka Soomaaliga
Munaasibad lagu daah-furay Buugga mabaadii’da salaynta iyo kala-dhigga Af Soomaaliga,ayaa lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hargeisa.
Buugga Xeer Ciise Oo Lagu Soo Bandhigay Hargeysa
Hargeysa (Dharaaro) - Bandhig lagu daah-furay Buugga xeer-dhaqameedka Xeer-Ciise oo uu qoray Qoraaga Cabdalla Xaaji Cismaan, ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa.
Gorfayn Buug: Qaylo-dhaan Degaan
“Gumburigii badh baa joogsadiyo, gorayo-cawshiiye,Saryankii garbaha weyn lahaa, goob ka kici waaye, Waxa gooni-daaqii habsaday,
Sonyo Election: Intense But Peaceful Transfer Of Power
I was standing inside a hall at Ambassador Hotel. With the right hand on my chest, I was singing the national anthem.
Xasan Sheekh Muumin iyo maalmaha Soomaaliyeed
(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa)
Hargeysa: Munaasibad lagu daah-furay mareeg loogu magac-daray DHARAARO
Hargeysa 05, February 2011 (Ogaal)- Munaasibad loogu wanqalay mareeg ama degal loogu magac daray DHARAARO.com,






