Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:
Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanku kaalin mudan ayay kaga jireen nolosha dadka Soomaaliyeed.
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube.
Marti-gelinta iyo Marti-soorka Soomaalida
Maxamed Cabdiraxmaan wuxuu ahaa qof qiime taariikheed, tacliineed iyo tixeedba ku lahaa bulshada Soomaaliyeed meel ay joogtaba.
Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)Culuunta Ugaadha
Ugaadhu, in kasta oo ay maanta dabar-go’ba ku dhowdahay, intii ka noolaydna la’la yahayba meel ay cag dhigto,






