18 May, the Good Decision Day
The clock ticks towards a day, Which is in the middle of May, Big to millions in the Horn That built a nation out of a corn
Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ah ee Soomaaliyeed
Go’aammadii Kal-fadhigii 2aad ee Caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM ee ku qabsoomay Burco: 8/5/91kii – 4/6/91kii
18kii Meey, 1991kii ee Burco oo sawiran
Waxa sawirradan qaaday, keydiyay isla markaana qoraalkan diyaariyay Boobe Yuusuf Ducaale






