Home
Sheeko gaaban:Cali-Guddaaf
Meel u ka yimid cid garanaysay ma jirin. Markii dalka dib loo xoreeyay ayaa arag la arko ugu horraysay. Nin dhib leh ma ahayn.
Madasha Sawirrada
Toddobaadkan waxa madashan inoogu marti ah laba sawir oo taariikhiya. Magaaladu waa Hargeysa. Waa Masjid Jaamaca oo laba jeer la kala sawiray.
Xeerkii Maaliyadda ee SNM

Toddobaadkan waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa Xeerkii Maaliyadda ee ugu danbeeyay ee SNM. Xeerkani wuxu soo maray heerar kala duwan oo hadba waa la qabyo-tirayay,
Madasha Sawirrada
Waa sawir taariikhiya oo ku taxan halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta qaran ee SNM horseedka ka ahayd. Waxaan u malaynayaa bil ahaan in ay Juun ku beegnayd,
Fankii sahaminta jeebka iyo jabhadayntii
Waa Qormo kooban oo wax ka taabanaysa noloshii jabhadnimo iyo waayihii adkaa ee aanu sannadihii noloshayada ugu fiicnaa ku soo qaadannay.
Madasha Sawirrada
Toddobaadkan waxa marti inoogu ah Madashan Sawirrada muuqaal aanu ka soo qaadannay Feeberweri 1989kii. Waa xaruntii SNM ee Balli-gubadle.
Wehelkaygii halgankii hubeysnaa
Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa:
Tacsi: Marxuun/Mujaahid Aadan Cabdi Ebyan
Annaga oo ah qoyska reer Ducaale Caynaan, gaar ahaan Boobe Yuusuf Ducaale, xaaskiisa iyo carruurtiisaba,
Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed)
Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii.
Maxamed Mooge Readers Club Oo Caawa Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (Dharaaro.com) - Naadi akhris oo cusub laguna magacaabo Maxamed Mooge Readers Club, ayaa caawa lagaga dhawaaqay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Horumarka Gobollada: Is-barbar-dhiggaTogdheer iyo Sanaag
Waxaan marka hore u mahad-naqayaa Ilaahay, marka labaadna waxa mahad leh Mareegta dharaaro.com
Madasha sawirrada: ee toddobaadkan
Toddobaadkan waxa Madasha sawirrada inoogu marti ah sawir taariikhiya oo aan qaaday 18kii 1992kii iyada oo loo dabbaal-degayo sannad-guuradii 2aad ee Meey.
Sadaqadaha Sawiran (Saymaha ifaafaale Soo-bax ah)
Sacabba sacab u dhiib. Sawirna sawir u dhiib. Sawdba sawd u dhiib. Waa sanqadh. Waa sooryo. Waa sunuud. Waa sarrif. Waa saliid. Waa sarreen. Waa saab. Waa baco subkan. Waa silic. Waa saymo. 
Madasha Sawirrada iyo toddobaadkan
Toddobaadkan Madasha Sawirrada waxa inoogu marti ah laba sawir oo aan ka soo qaatay Kal-fadhigii 2aad ee SNM ee ku qabsoomay magaalada Burco Meey 1991kii.
Maanta sawirrada martida inoo ahi waa saddex ee ka noolaada:
Saraakiishii: Waa sawir muujinaya dhowr sarkaal oo SNM-tii ka tirsanaa una badnaa aasaasayaashii ciidammadii SNM.
Isha Qarsoon: Masaajidku waa guri Eebbe(swt), sow maaha?
Bishu waa Rabadaan, afurka hortii waxa la iska fadhiistaa meel qorraxdu tahay tii la odhan jiray waxa wada wiil. Inkasta oo xantu xidhan tahay misana niyadda waxa ku soo dhaca adigu ma maarayn kartid.
The Cold War and the Cuban Missile Crisis
Following the Second World War, there emerged in the world two Super Powers, the United States of America with a Capitalist system, 
Dagaalkii Qaboobaa iyo Qalalaasihii Gantaalaha ee Cuba
Marka la raaco dagaalkii dunida ee labaad, waxa adduunka ku soo kordhay laba quwadood oo waaweyn oo kala ahaa: Gobollada Midoobay ee Maraykanka
Isha Qarsoon: Danyare weli ba askari ah.
Hargeysa waa magaalo ballaadhan, badh dhergay, badh qada, badh kibray badh na lagu kibro. Intaas oo xero oo ka oodan caasimadda Somaliland
Madasha Sawirrada: Toddobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa saddex sawir oo taariikhiya:
Durya: Waa Tuuladii laga furay saldhiggii ugu horreeyay ee SNM, waxaanay dhowr iyo toban Kiiloo-mitir koonfur ka xigtaa magaalada Allaybadey.
Mashiinkii Rogista waraaqaha ee SNM: (Qormo xiiso badan)

Sawirkan oo laga yaabo in uu qaar badan oo idin ka mid ah la yaraadaa, aniga iyo qaar badan oo kale oo ila mid ahaaba xusuus gaar ah ayuu ku leeyahay. 
Isha Qarsoon: Suugaan, Kaddare iyo Xusuus fijaan ku jirta.
U malaynmaayo in beerta xorriyada ee Hargeysa heshay cammirnaan ay ku badhaadho oo maalintii uga miciin yeesha qorraxda kulul, habeenkii na cidlada wehel uga noqota.
Madasha sawirrada: Toddobaadkan waxa ku jira laba sawir oo kala ah:
Hawl-galkii Badbaado oo ay ka muuqdaan qaar ka mid ah dadkii laga jebiyay xabsigii Mandheera 2/1/1983kii. 
Xusuus mudan iyo taagni xiiso leh
“Gabagabada Bandhigga Buugta Hargeysa iyo masraxiyaddii Xusuus-Wadareed” Waa galabnimo Isniin ah, abbaaro lixdii oo daqiiqado dhiman. Jawiga magaalada Hargeysi waa mid huur ah. 
Qolka Fadhiga: Sheeko gaaban
Kuma badna habeennada uu fadhiisto qolka fadhiga, waxase u caado ah inuu tago uun habeenka dan iyo damac ku jiro. Habeennada xaalku ku cakiran yahay ayuu iskula faqaa.






