Home
Isha Qarsoon: Ku eeg Hargeysa, baabuurta, jidadka iyo dadka.
Indhacadde (ma Janaraalkii aan walaayada ahayn) waa baabuur buux-dhaafshay Somaliland. Waa Toyoote loo abuuray xarragada iyo raaxada qof in yar ladan taajir is- nacay se aan ahayn.
“Dhallinta ka qayb-geli talada oo dhammaystir dimuquraadiyadda”

Waxaanu nahay ergo ka wakiil dhammaan dhallinyaradda reer Somaliland ee ku kala nool gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. 
Bandhigga buugaagta Hargeysa: Yaasmiin iyo wacdarihii kale

Hargeysa maalmaha xagaaga waa buux dhaaf, meel wal ba waxa boodaya qaxooti ka soo noqday Yurub iyo Maraykan, jidadka oo kolkii hore ba liitay waxa xanniba baabuur cadcad oo kulligood muraayado hadh leh ku qafilan
.
Programme for the Hargeysa International Book Fair (HIBF) - July 22 – 26, 2011
Last year’s theme was ‘Citizenship’, and we examined the different issues relating to this complex issue. This year we will explore the theme of ‘COLLECTIVE MEMORY’.
Bandhigga Buugaagta Caalamiga Ee Hargeysa
Bandhigga Buugaagta Caalamiga ee Hargeysa waa kulan dhaqammeedka ugu doorka roon ee ka dhaca Somaliland. Waana kan ugu baaxadda weyn ee dalka gudihiisa la isugu yimaaddo.
Madasha Muuqaalka: Guddoomiyayaashii SNM:
Sabti kasta waxa aad ka daalacan kartaa Mareegta dharaaro.com sawirro cusub oo ku sahabsan sooyaalka taariikheed ee dadka Soomaaliyeed, 
Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-bannaan
Waxaa durba Widhwidh ku qabsoomay laba shir oo muujiyey rajada nabad ka hirgasha deegaannada Dhulbahante. 
The Independent Scholars Group (ISG)
In their 29 June 2011 meeting the ISG members discussed: a) the Widhwidh (Sool) conference’s implications for lasting peace and ) 
Buugaag geeddi ah iyo Gebilay.
Wuxuu iigu hanjebay; “waxaan ku kicinayaa saddexda iyo badhka” anigu na waxaan lahaa i'iinyo. Hurdadu markii ay ugu macaanayd ayuu aleenkaygu afka kala waaxay,
“Idinkaa dhaqaalaha waqtigu, yahay dhiggiinnii.”
Waa hees gaaban oo ku saabsan qiimaha uu waqtigu leeyahay. Waxa si laxaad leh oo aan la malayn Karin ii damaqday sida aanu waqtigu dadka intiisa badan qiimo ugu lahayn, 
The Consequences of Somaliland’s International (Non) Recognition
This report was prepared by Professor Christopher Clapham (Cambridge University, UK),Professor Holger Hansen (Copenhagen University, Denmark),
Jabhadayntii Af-soomaaliga:Qormadii: 2aad
Dugsi aanu xalay seexannay ayaanu ka toosnay. Aniga iyo Garaan-bii ayaanu ahayn.Waxaanu aragnay Laba-dhuumood iyo Raamaale oo markaas xerada soo gelaya, 
Milgaha curineed, Micnayn murtiyeed iyo Maamuuska tebineed:
Waa habeen ku beegnaa 51-guuradii 26kii June 1960kii. Waa habeen Axadeed. Bal amarka Ilaahay 26kii Juun 1960kiina maalin Axadeed ayay ahayd.
Madax-bannaanidii siyaasadeed & Foof-habowgii Maandeeq 1960kii – 1969kii
Halgan dheer oo qadhaadh ayay ummadda Soomaaliyeed u soo gashay xornimadeeda. 
On the occasion of the 51st Anniversary of the Independence day of 26th June,
The period of 1960-1969 almost carries 45 of Timacadde’s rich and nationalistic poetry.
Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:
Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanku kaalin mudan ayay kaga jireen nolosha dadka Soomaaliyeed.
Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)Culuunta Ugaadha
Ugaadhu, in kasta oo ay maanta dabar-go’ba ku dhowdahay, intii ka noolaydna la’la yahayba meel ay cag dhigto,
Halacsiga Maalin-qorka

Heshiiskii Nabadeed ee ay 1988kii kala saxeexdeen Siyaad Barre iyo Mengistu Xayle Maryam (Abriil 1988kii)
Xasan Sheekh Muumin iyo maalmaha Soomaaliyeed
(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa)
Macallinkii Medrasaddii Maadda iyo Murtida Cabdillaahi Cabdi Shube
Magaca Cabdillaahi Cabdi ayaa la odhan jiray, laakiin wuxu ku caano-maalay oo loo wada yaqaannay Shube.
18 May, the Good Decision Day
The clock ticks towards a day, Which is in the middle of May, Big to millions in the Horn That built a nation out of a corn
Gorfayn Buug: Qaylo-dhaan Degaan
“Gumburigii badh baa joogsadiyo, gorayo-cawshiiye,Saryankii garbaha weyn lahaa, goob ka kici waaye, Waxa gooni-daaqii habsaday,
Barnaamajkii Siyaasadeed ee SNM: Balli-Gubadle 1990kii
Jiritaanka Dawlad Qaran oo Soomaaliyeed wuxu taariikh ahaan ka bilaabmay sannadka la magac-baxay sannadka Afrika ee 1960kii,
18kii Meey, 1991kii ee Burco oo sawiran
Waxa sawirradan qaaday, keydiyay isla markaana qoraalkan diyaariyay Boobe Yuusuf Ducaale




Hay’adaha ugu sarreeya ee saddexda Urur ee kala ah: SNM, USC iyo SPM, 

